Leisure Centres and Neighbourhood Houses Somali
Xarumaha Madadaalada iyo guryaha Neighbourhood Houses
Leisure Centres and Neighbourhood Houses
Xarumaha madadaalada
Degmada Yarra waxay leedahay xarumo madadaalo (jiimam iyo meella lagu dabaasho) oo ku yaalla Richmond, Collingwood iyo Fitzroy, meella goolafka lagu cayaaro oo ku taalla Burnley. Ama u isticmaal sida hadba aad u rabto, ama xubin ka noqo Xarunta Madadaalada taas oo kuu ogolaanaysa isticmaalida dhamaan saddexda xarumood iyo goobta goolafka.
Xarakaadyada la bixiyo waxaa ku jira: dabaasha, jiimka, barta carruurtu ku dabaalato, fasalada kooxda fiyoobida, biyo ku cayaarida, kooxda wada dabaalata, tababar shakhsiyeed, is-rogrogida, duugduugida jirka, goolafka iyo laysamada goolafka.
Richmond Recreation Centre
Gleadell Street, Richmond
9205 5032
Xarunta Madadaalada Collingwood
Geeska Turnbull and Hoddle Streets
Clifton Hill
9205 5522
Fadlan ogsoonow: Goobta dabaasha ee Collingwood, goobta biyaha iyo goobta daryeelka waxaa la filayaa in la xiro ilaa dhamaadka 2011. Goobta jimicsigu waa furnaanaysaa waqtigaas.
Harada Dabaasha ee Fitzroy
Alexandra Parade, Fitzroy
9205 5180
Goolaf Kooraska Burnley
Geeska Madden and Loyola Grove
Burnley
9205 5048
Neighbourhood Houses
Degmada Yarra waxay hoy u tahay sagaal Neighbourhood Houses kuwaas oo maalgelin ka hella Golaha degmada. Neighbourhood Houses waa meelaha aad ka helli karto caawimada, waxbarashada, aad ku samaysan karto saaxiib kuna baran karto xirfada cusub. Waa meella amaana oo dad ku soo dhowaynayaa ay joogaan kuwaas oo badanaa soo dhoweeya dadka cusub waxayna siiyaan barnaamijyo dadka aan ku hadlin afka Ingiriiska asal ahaan.
Xarakaadyada qaarkood waxaa ka mid ah: kooxaha wada cayaara, tooyiska maktabadaha, aqoon-is-weydaarsiga, xiisadaha kumbuyuutarka iyo luqadaha, caafimaadka iyo fiyoobida, heesida, kaalmada iinta, jardiina hagaajinta, iyo ka sii badan.
Xarunta Bulshada ee Alphington Community Centre
2 Kelvin Road, Alphington
9499 7227
Belgium Avenue Neighbourhood House
9 Belgium Avenue, Richmond
9428 1676
Burnley Neighbourhood Centre
92-94 Lord Street, Richmond
9428 9901
Carlton Neighbourhood Learning Centre
20 Princes Street, Carlton
9347 2739
Collingwood Neighbourhood House
253 Hoddle Street, Collingwood
9417 4856
Finbar Neighbourhood House
143 Kent Street, Richmond
9428 7668
Fitzroy Learning Network
198 Napier Street, Fitzroy
9417 2897
Holden Street Neighbourhood House
128 Holden Street, North Fitzroy
9489 9929
North Carlton Railway Station
Neighbourhood House
20 Solly Avenue, Princes Hill
9380 6654
Macluumaad intaan ka badan oo ku saabsan xarumaha madadaalada iyo xarumaha Neighbourhood Houses ee ku yaalla Yarra, fadlan wac Golaha tel: 9205 555 ama booqo www.yarracity.vic.gov.au. Waxaad kaloo la hadli kartaa qof ku hadla afkaaga adoo wacaya adeega tarjumaada ee Golaha tel: 9280 1940.
Macluumaad intaas ka badan oo ku saabsan adeega turjubaanka, wac 9280 1940 weydiina qoraalka Yarralink ama booqo www.yarracity.vic.gov.au
Wesayt: www.yarracity.vic.gov.au
Telefoon: 9205 5555
Back to top